Daawo Barnaamij Gaar Ah Oo Laga Diyaariyay Qaabkay Reer Gabiley Ugu Dabaal Degeen Munaasibada Ciidul Fidriga

Gabiley(GNN)Kulanti Wanagsan Daawade Ku Soo Dhawaada Barnaamij Gaar Ah Oo Aan Idinka Diyaarinay Munaasibada Dabaal Dega Ciidul Fidriga Ee Magaalada Gabiley, Bulshada Kal Duwan Ee Magaalada Gabiley Oo Shabakada Wararka Ee GabieyNet Ay Dhex Qaaday Mkaroofnka Waxa Bulshada Wajiyadooda LagA Dheehanayay Farxad Iyo Rayn Rayn Ay Ku Qaabileen Maalinta Ka Duwan Maalmahha Kale Ee Ciida Bulshada Islaamka Gabiley Waxey Ka Mida Tahay Goobaha Sida Wayn Ay Bulshadu Ugu Dabaal Degto Maalmaha Ciida Hadaba Daawade Aan Idiin Kale Baxo Bulshada Magaalada Gabiley Oo Siwayn Usoo Dhaweynaya Maalinta iidul Fidriga  Ee Farxada Damashaadka Dabaal Dega Iyo Rayraynta Wadata,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GAILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE