Gabiley(GNN)Kumanaan Iyo Boqolaal Bulshada Ku DHaqan Magalada Gabiley Ayaa Saaka Barqadii Iskuguso Baxey Salaada Ciidul Fidriga Waxana Salaada Ciida Lagu Tukadey Garoonka Kubada Cagta Wasiirada Wasaarada Qorsheynta Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Maaliyada Wasiirka TIknoolijayada Maamulka Gobolka Iyo Masuuliyiin Kale Ayaa Shacabka Reer Gabiley Kula Tukadey Garoonka Ciyaaraha Ee Magaalada Gabiley Ragcadaha Salaada Kadib Waxa Bulshada Halka Kala Hadlay Wasiiro Masuuliyiinta Gobolka Iyo Culimaawdiinka Diinka Deegaanka
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEYNEWSNETWORK(GNN)
GABILEY OFFICE