Daawo-Madaxweynaha Maamulka Puthland oo Maanta Jeediyey Khudbad Abaabul Dagaal iyo Tawaawac Ah.

Hargeisa(GNN):-Madaxweynaha Maamulka puthland Ayaa Saaka Hortagay Golaha Wakiilada ee Maamulkiisa Waxaana Halkaasi uu ka hor Akhriyey Khudbad uu Shacabka Gobolka Soo Oo Tobankii Sano Ee U Danbeeyey ka Soo Reeyey Dagaalo iyo Duruuro Nololeed Ugu baaqay inay Qayb ka Noqdaan Dagaal uu Sheegay inay ka Qayb Qaataan.