“Shacabka Deegaanka Tukaraq Waxan leehay Waydin Dareemi Waxaanu Ka Qabano Laba Sano,iyo Waxa Laydin Taro.

Sool(GNN):-“Waanu uga Lexejcelo Badanahay Kuwa Halkan Jooga, Laba Sano Gudahood Ayaa Lagu Dareemi Waxaanu Ka Qabano,Shacabka Tukaraq…Taliyaha Ciidmada Qaranka SL/D.