Daawo Suldaanka Qurbejooga Somaliland oo Deeq Agabkii Ciida ah ku Wareejiyay Wasaarada Shaqo Galinta Deeqdasi oo loogu Talo Galay Caruurta Darbijiifka.

Suldaanka Qurbejooga Somaliland Suldaan Cabdilahi Cisman oo deeq agabkii ciida ah ku wareejiyay Wasarada Shaqo Galinta Arimaha Bulshada iyo Qoyska deeqdasi oo loogu talo galay caruurta darbijiif ah in lagu ciidsiiyo si ay bulshada muslimiinta ah ula wadagaan faraxada munaasibadda ciidul fidrida.