WARARKA




DAAWO:Madaxwaynaha Maamulka Puntland oo Eryay Taliyaal Ciidan iyo ….

Hoos Ka Daawo Madaxwaynaha Maamulka Puntland oo xilkii ka qaaday agaasimayaashii hayโ€™adda sirdoonka PIA Cabdirsaaq Ciise Xuseen (Khaatumo) iyo Agaasimaha Guud ee Hay’ada kale ee Amniga ee Cabdulaahi Aadan Maxamed (Cabdulaahi Ulle).