Gabiley(GNN)Qaar Ka Mida Bulshada Magaalada Gabiley Ayaa Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Ugu Baaqay In Sharciyada Dalku Sareyso Oo La Mariyo Cidkasta Oo Ku Kacda Falal Lidig Ku Ah Qaranimada Iyo Dastuurka Somaliland Sido Kalena Waxey Sheegeen In Aanu Dalku Ubaahnayn Xiisad Iyo Xaalad Abuur Laga Abuuro Gobolada Awdal Iyo Gabiley, Oo Gacan Bira Lagu Qabto Shakhsiyaadka Kicinaya Bulshada Waxeyna Yidhaahdeen,
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
https://www.youtube.com/watch?v=juF7UK9_DSE&t=9s
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEYNEWSNETWORK(GNN)
GABILEY OFFICE