DAAWO BAAQA Jaaliyadda SL ee Dalka Maraykanka ee Ku Saabsan Duufaanada Dhawaan Ka Dhuftay Xeebaha Jamhuuriyadda Somaliland.

Jaaliyadda Washington, DC, iyo Jaaliyadda Minneapolis, Minnesota, oo ugu baaqay jaaliyadda halkaas dagan in ay caawiyaan dadkaa reer Somaliland ee ku caydhooway roobabkii duufaanada watay ee ka dhacay xiibaha Somaliland. Faldan wixii aad awoodo, bishan Ramadaan, ku rid account-kan ah GoFund Me.