Maamulaha shirkadda caalamiga ah ee Dahabshiil ee magaalada Boosaaso Yaasiin Beeldaaje (Yasin Beldaje), oo Shirjaraaโid ku qabtay magaaladaasi ayaa waxa uu beeniyay hadal ka soo yeedhay Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo ah guddoomiyaha guddiga difaaca Baarlamaanka Puntland, oo Dahabshiil ku eedeeyay inay Dhaqaale ku taageertay Xukuumada Somaliland