Xukuumada Somaliland Oo ka Hadashay Socdaalkii Raysal-wasaaraha Itoobiya Ku Tagay Muqdisho, Shaacisayna In Aanu Wax Saamayn ah Ku Lahayd Heshiiska Ay Wada Galeen,

Hargeisa(GNN):-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta somaliland ayaa ka hadlay socdaalkii raysal wasaaraha itoobiya ku tagay Muqdisho iyo heshiisyo ay wada galeen,

Wasiirka warfaafinta ayaa shaaciyay in aanay wax saamayn ah ku yeelanayn danaha Somaliland Iyo itoobiya ka dhexeeya,

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992