“Cabdiwali Waxa Uu Yidhi Ceerigaabo Aniga Ayaa Leh” Faysal Cali Waraabe Shaaciyay Siyaasadii Arrimaha Somaliland Fashilantay

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo safar ku joogaa magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa si adag u dhaliilay siyaasadda arrimaha dibadda Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

https://youtu.be/Omaq1b45M8s