Hargeysa (Ilays-News):- Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha
Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa waxa uu ka jawaabey hadalo shalay ka soo yeedhay gudoomiye Ciro kaas oo ahaa in Hargeysa uu joogo masuul ka tirsan waaxda jinsiyadaha Somaliya oo Somaliland loo soo magacaabo
Wasiir ku xigeenka ayaa sheegay in aaney ogeyn cid somaliya Soo magacowdey oo Hargeysa jooga balse xogtaas uu gudoomiye Ciro u sheegi doono kana hawl gali doonan markaas hadii uu jiro
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
HARGAYSA OFFICE
GABILEY.NET