Wasiir Sacad Waa Anbad , Arina Ma Hayo ,Lacagtiina Wuu Cunay..” Xil Kijaandhe Oo Wasiir Sacad Eedeymo Ku Hurgufay + (Muuqaal)

HargeysaGNNXildhibaan Kijaandhe Gudoomiyaha Guddidaarimaha Dibada Ee golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu maanta dhaliilihii ugu cuslaa u jeediyey Wasiirka arimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire .Xildhibaan Kijaandhe ayaa sheegay in Somaliya ay dooneyso in ay Somaliland albaab walba ka soo xidho isla markaana wasiirkeenii arimaha dibadu uu yahay mid Anbad ah, wax arin ahna aan heynin isla markaana cunaya lacagtii Ictiraaf raadinta Somaliland waa sida uu hadalka u dhigaye

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

HARGAYSA OFFICE

GABILEY.NET