Daaw-Hogaanka Ururka Haweenka Ee Nagaad Oo Golaha Wakiilada Uga Mahadnaqay Ansixinta Xeerka Kufsiga Oo Lagu Guuleystay.

Hargeisa(GNN):-Daaw-Hogaanka Ururka Haweenka Ee Nagaad Oo Golaha Wakiilada Uga Mahadnaqay Ansixinta Xeerka Kufsiga Oo Lagu Guuleystay.
Ururka Ay Ku Midaysan Yihiin Haweenka Reer Somaliland ee Lagu Magacaabo Nagaad Oo Inta Badan Door Laxaad Leh Ka Qaata Dhinaca xuquuqda iyo Tacadiyada Ka Dhanka Ah Haweenka Ayaa Si Diiran Uga Mahadnaqay Si Ay U Meelmariyeen Xeerka Kufsiga ee Golaha Wakiilada Somaliland.

Xeerkan Kufsiga Oo Ay Golahu Ansixiyeen Halkan Ka Daawo Ururka Nagaad Oo Ka Falceliyey.