Daawo Axmed Askar Oo Soo Bandhigay Fadhiyo Iyo Kuraas Uu Gacantiisa Ku Sameyay Sido Kalena Gurigiisa Mgaalada Gabiley Ku Beeray Khudaar Nacnac Ka Mid Yahay

Gabiley(GNN)Shabakada Wararka Ee Gabiley.Net Iyado Ka Duulaso In Bulshada Gabiley Lagu Dhiirigaliyo Waxsoosaarka Dalaga Beeraha Waxanu Gurigiisa Magaalada Gabiley Ku Booqanay Axmed C.Lahi Askar Oo Ka Mida Dadka Farakutiriska Ah Ee Fahansan Ahmiyada Ay Leedahay Dhir Beeristu, Gurigan Waxa Ku Yaala Meel Istaraajiya Oo Dhinac Kasta Laami Ka Maraso Wuxu Keenay Axmd C.Lahi Askar  Qorshe Cajiiba Oo Noociisu Cusub Yahay Kuraasta I Uu Isticmaalo  Gacmahiisa Ayuu Ku Sameystay Waana Arin Naadira Oo Aan Nooceeda Hore Loo Arag, Axmed C.Lahi Askar Waa Muwaadin Udhashay Gobolka Gabiley Wuxu Jeexayaa Dariiq Dhiirigalinaya In Qofkasta Gurigiisa Ku Beerto Dhir Si Loo Ilaaliyo Badqabka Degaanka Korna Loo Qaado Bilicda Mgaalada Gabiley Oo Ah Meel Ku Haboon Dalxiiska Iyo Nasashada Maalmaha Fasaxa Ah, Fadlan Daawade Hadii  Guri Aad Leedahay Ku Beer Dhir Noocyo Kala Duwan Ah Si Ay Magaladu Uhesho Bilic La Majeerto Oo Maqaamkeedu Sareyso Geed Beer Oo Rajo Beer,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE