Daawo Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Soo Bandhigey Waxqabadkii Laga Fuliyay Gobolka Mudo Sadex Biloda Oo Uu Xilka Hayo

Gabiley(GNN)Badhaasbka Gobolka Gabiley Maxamed Cismaan Xaaji Axmed Indha Balac Ayaa Mar Uu Xafiiskiisa Kula Hadlay Qaar Ka Mida Warbaahinta Waxa Uu  Soo Bandhigey Waxqabadka Iyo Hormarka Ka Jaanqaaday Gobolka Gabiley  Mudada Sadexda Bilood Ah Ee Uu Gadhwadeenka Ka Yahay Gobolka, Badhaasbka Ayaa Ka Makhraati Kacey In Dadaal Wayn La Galiyay Degmooyinka Gobolka Si Loo Xoojiyo Hanaanka Kor Loogu Qaadayo Adeegyada Dhaqan Dhaqaale Ee Bulshada Gobolka Gabiley Loona Helo Waxqabad Muuqda Oo Bulshadu Ku Diirsato Oo Ay  Mahadiso, Masuulkan Ugu Sareeya Gobolka Ayaa Tilmaamay In Hormar Laga Sameeyay Xaga Adeegyada Bulshada Caafiamadka Waxbarashada Beeraha Biyaha  Iyado Miisaaniyada Lagu Darey Kharashaadka  Isbitaalka Dhimirka Lana Dhiirigaliyay  Hormarka Xaga Waxbarashada Dhiirigalinta Kaabayaasha Dhaqaalaha Dayactirka Garoonada Kubada Cagta Iyo Waliba In LGobolka Gabiley Laga Yagleelay  Mashaariic Kale Oo Baahowayn Loo Qabey Wuxuna Yidhi,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE