Daawo- Kana Akhri Liiska Qaar Kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Oo Dalbaday Kalfadhi Aan Caadi Aheyn Oo Xilka Lagaga Qaadayo Maayirka.

Gabiley(GNN):-Halkan Hoose Ka Daawo Kana Akhri Liiska  Qaar kamida Xildhibaanada Golaha deegaanka degmada gabiley oo Wasaarada Arrimaha gudaha u Gudbinaya Codsiga Mooshinkan Halka ay iyagana  Badhasaabka Gobolka iyo Maayirka U Gudbiyeen Qabashada Kalfadhi aan Caadi Aheyn oo La Doonayo In Xilka Lagaga Xayuubiyo Maayirka Magaalada gabiley.


Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992