Gabiley(GNN):-Halkan Hoose Ka Daawo Kana Akhri Liiskaย Qaar kamida Xildhibaanada Golaha deegaanka degmada gabiley oo Wasaarada Arrimaha gudaha u Gudbinaya Codsiga Mooshinkan Halka ay iyaganaย Badhasaabka Gobolka iyo Maayirka U Gudbiyeen Qabashada Kalfadhi aan Caadi Aheyn oo La Doonayo In Xilka Lagaga Xayuubiyo Maayirka Magaalada gabiley.