Daawo-Ururka Suxufiyiinta Somaliland Oo Warbaahinta kala Duwan Ee Dalka Uga Digay Baahinta Wararka Sii Hurinaya Colaada Ceel-Afwayn Iyo Wixii Bulshada Kala Fogaynaya.

Daawo-Ururka Suxufiyiinta Somaliland Oo Warbaahinta kala Duwan Ee Dalka Uga Digay Baahinta Wararka Sii Hurinaya Colaada Ceel-Afwayn Iyo Wixii Bulshada Kala Fogaynaya.

Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Maxamuud Cabdi Jaamac (xuuto) ayaa markii labaad fariin culus udiray warbaahinta kala duwan ee ka hawlgasha dalka taasi oo uu uga digay in ay faafiyaan wararka hurinaya colaada beelaha walaalaha ah ee ceel afwayn iyo waxkasta oo bulshada waxyeelaya wada jirkeeda,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992