Deg-Deg-Daawo Maayirka Gabiley Oo Ka Jawaabay Su’aalo Kala Duwan Oo Ay Warbaahintu Ka Waydiiyeen Arrimo Musuqmaasuq Iyo Safarada Uu Dalalka Dibeda Ku Tago.

Hargeisa(GNN):-Deg-Deg-Daawo Maayirka Gabiley Oo Ku Haftay Su’aalo Kala Duwan Oo Ay Warbaahintu Ka Waydiiyeen Arrimo Musuqmaasuq Oo ay Dhawaan Qaar Kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada gabiley Ku Eedeeyeen iyo Safaro kala Duwan Oo Ku Tago Dalalka Dibeda, Waxaa Sidoo Kale Wax laga Waydiiyey Xisbiga Ucid Oo ahaa Xisbigii uu Iska Soo Sharaxay Balse uu Sheegay inuu uga Digo Rogtay Xisbiga Kulmiye.
Halkan hoose Ka Daawo Muuqaalka Su’aalo Kakan Oo Ay Warbaahinta Hargeisa Waydiiyen.