Deg Deg Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Kulanka Faysal Cali Waraabe Iyo M/Wayne Farmaajo Fariina Udirey M/Wayne Muuse Biixi

Hargaysa(GNN)Cabdiraxmaan Maxamed C.Lahi Cirro Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Ayaa Xukmada Ku Dhaliilay In Ay  Ku Fashilantay Macaamilka Arimaha Dibada Wuxuna Tusaalooyin Usaaqaatay Kulankii Faysal Cali Waraabe Iyo Farmaajo Iyo Arimo Kale Oo Dhawr Ah,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA 

HARGAYA OFFICE

GABILEY.NET