Deg Deg Daawo Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Oo Sheegay In La Dhameeyay Khilaafkii Ka Dhex Taagnaa Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley

Gabiley(GNN)Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Mutsafe Maxamud Xaaji Cabsiiye Oo Qayb Ka Ahaa Kalfadhigii 15Aad Ee Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Maaalmahanba Uga Socday Hoolka Dawlada Hoose,  Ayaa Sharaxaad Ka Bixiyay Hanaanka Uu Uqabsoomay Fadhigu Wuxuna Tilmaamay In Dhamaanba Xildhibaanadu Ay Si Bilaa Turxaana Uguteen Waajibaadka Ka Saaran In Lagawada Shaqeeyo Hormarinta Bulshada,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABLEY OFFICE

 

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992