( Deg Deg)Faysal Bari In La Xidhaayo Ayaanu Maqleynaa ..” Xisbiga UCID + [Muuqaal ]

Hargeysa (GNN) Xisbiga Mucaaridka ah Ee UCID ayaa waxa uu maanta warbaahinta u sheegay in ay soo gaadhayaan in xukuumadu wado qorshe ay dooneyso inay bari ku xidho gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo bari dalka ku soo laaban doona Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa dhawaan magaalada Brussels kula kulmay madaxweynaha Dawlada Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo,

HALKAN HOOSE KA DAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET

HARGAYSA OFFICE

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992