Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la qaatay safiirka waddanka UK u qaabilsan dalalka Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador David Concar oo booqasho ku jooga dalka.
Kulankan oo maanta ka qabsoomay xarunta madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa markii uu soo dhammaaday, waxa warbaahinta uga warramay Af-hayeenka madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamuud Warsame Jaamac, waxaana isaga oo sharraxaya kulanka madaxweynaha iyo safiirka, Halkan hoose ka DAAWO