WARARKA




Raysal Wasaare Abiy oo Ciidan u Diray Soomaalida iyo Oromada

Raโ€™iisal wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa amray in ciidamada ka socda dawladda federalka oo military iyo booliisba iskugu jira la geeyo deegaanada ay dagaaladu ka socdaan ee gobolada Oromada, Soomaalida, iyo Umadaha Koonfureed.

Amarkan Raโ€™iisal Wasaaraha ayaa imanaya xili la dilay labo masโ€™uul oo Soomaali ahaa.