Wajaale(GNN)Gudoomiyaha Degmada Wajaale Xaashi Maxamuud Cabdi Oo Maanta Ka Hadlayay Madal Xukumada Somaliland Ay Dawlada Itoopiya Ugu Wareejisay Gaadiid Lagala Soo Baxsaday Dawlad Deegaanka Soomaliada Itoopiya Xiligii Ay Qaska Iyo Qalalasahu Ka Jirey, Gudoomiye Xaashi Ayaa Si adag Ula Hadlay Maamulka Punthland,
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABIEY.NET