Wajaale(GNN)Wasiirada Wasaaradaha Gaashaan Dhiga Beeraha Iyo Qorsheynta Qaranka Ayaa Waxey Kormeer Kuso mareen Mashruuca Banka Wajaale Oo Laga Wado Barnaamij Lagu Beerayo Dalagyo Kala Duwan Si Bulshada Somaliland Ay Ufahanto Ku Dhiirashada Khayraadka Dabiiciga Ah Ee Illaahay Ku Manaystay Dalkeena Hooyo, Wasiiradan Ayaa Soo Indha Indhay Nayay Kumanaan Hiktar Oo Laga Qodayo Mashruuca Banka Wajaale Kaasi Oo Xukumada Somaliland Uga Danleedahay In Laga Maarmo Ku Tiirsanaanta Cuntooyinka Inooga Yimaad Dalalka Shisheeye, Isla Markaan Bulshada La Fahansiiyo Ahmiyada Ay Leedahay In Loowada Dareero Falashada Dalagyada Beeraha Si Aynu Ugu Badhaadhno Cuntooyinka Dalkeena Kaso Go,A
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
Wasiirada Ayaa Ugu Danbyntii Kormeerkooda Kula Kulmay Aroos Ka Turjumaya Hanaanka Saxda Ah Ee Dhaqanka Aynu Uleenahay Arooskan Oo Si Meeqaam Sare Ah Loo Bileeyay Ay Wasiiradu Ubogeen Qaabka Loo Agaasmiey Aqalkan Oo Labo Daryaala Ahaa Ayaa Ahaa Mid Soo jiitay Indhaha Wasiiarada Inta Kadib, Masuuliyiinta Kormeerka Ku Gudo Jirey Ayaa Tilmaamay Ahmiyada Ay Bulshada Somalialnd Uleedahay Mashaariicd Beeruhu Waxeyna Yidhaahdeen,
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEY.NET