Daawo Gudoomiyaha Wajaale Oo Si Adag Uga Hadlay Gawaadhi Bililqo Ah Oo Lala Galay Maamulka Punthland Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya

Wajaale(GNN)Gudoomiyaha Degmada Wajaale Xaashi Maxamuud Cabdi Oo Maanta Ka Hadlayay Madal Xukumada Somaliland Ay Dawlada Itoopiya Ugu Wareejisay Gaadiid Lagala Soo Baxsaday Dawlad Deegaanka Soomaliada Itoopiya Xiligii Ay Qaska Iyo Qalalasahu Ka Jirey, Gudoomiye Xaashi Ayaa Si adag Ula Hadlay Maamulka Punthland,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER  JACFAR CAWIL HERERI

GABIEY.NET