Daawo-Mid Kamida Golaha Wasiirada Xukuumada Madaxweyne Biixi Oo Caado Ka Dhigtay Cayda iyo Aflagaadada Qaybo Kamida Ah Bulshada.

Hargeisa(GNN):-Maaha Markii ugu horeysay Ee Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somalilland Mr Yuusuf Maxamed Cabdi Uu Aflagaadooyin Ku Cusub Saaxada Siyaasada iyo Masuuliyiinta Manskabka Culus Bulshada u haya Laga Maqlo Ay ku Khubadeeyaan iyadoo Wasiirka Wasaarada maaliyada ay Dhawaan uu Ahayd Markii hadal uu Madal ka jeediyey oo uu Wax kagaga Sheegayey Qaybo kamida Shacabka Gobolka Sool uu Ku timaamay Inay yihiin kuwo ku kaca Falal ka dhan ah Qaranimada islamarkaana Ay lamid yihiin Xoolaha, Sidoo kale Waxaa iyaduna Xigtay in maalintii Shalay isagoo madal kala hadlaya Qaybo kamida uu Shacabka Ku Nool Degaanka Xaaxi oo ka Tirsan OOdwayne uu Ugu Khudabdeeyey Odhaahyo Qalafsan oo Aan Laga Filan karin Masuul Xilkan Culus oo Kale Qaranka u haya Taas oo uu ugu Duur Xulayey Sarkaal kamida Ciidamada Qaranka Somaliland Oo dhawaan Kadib Khilaaf Ka Dhex Dhacay Qaar kamida saraakiishiisa Cadho uga Baxay Dalka Islamarkaana Dhuumaaalaysi ku joogaay Deegaano kamida Maamul Goboleedka Puthland.

Halkan Hoose Ka Daawo Khudbadahan Dhaliyey Nacaybka Iyo kala Fogaanshaha Qaybo Kamida Gobolada Somaliland ee uu Masuul Kani Madalo Kala Duwan Lasoo Istaagay.

Hargeisa Somaliland