Daawo Qaar Ka Mida Bulshada Magaalada Gabiley Oo Hambalyo Iyo Tahniyad Udiray Ehelkooda Iyo Qoysaskooda Fadliga Ciidul Odxada Awgeed

GABILEY(GNN)Kulanti Wanaagsan Daawadayaal Waxad Ku Soo Dhawataan Barnaamij Shabakada Wararka Gabiley,net Idiinka DIyaarisay Ciidul Odxada Iyo Qaabka Bulshada Reer Gabiley Uso Dhaweeyeen Maalinta Illaahay Doortay Ee Yoomul Faraxa Ah, Qaybaha Kala Duwan Ee Bulsahda Magaalada Gabiley Iyo Guud AHaanba Gobolka Waxey Salaamo Tahniyadeed  Iyo Hambalyo Udriayaan Fadliga Ciida  Odxada Awgeed Umada Islaamka Ah Gaar Ahaan Qoysaskooda Iyo Ehelkooda Iyago Illaahay Ka Baryay In Ciidan Ciideeda Ay Bash Bash Barwaaqo Ku Gaadhaan,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET