Daawo Ururka Hanaan Ogaal Ee Gobolka Gabiley Oo Kulan Uqabtay Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Magaalada Gabiley Iyo Waxa Uuu Daarna

Gabiley(GNN)Urur Bulsheedka Hanaan Ogaal Waa Urur Ku Midaysan Danta Guud Ee Bulshada Gobolka Gabiley Waxana Loo AasAasay Ujeedooyinka Ku Saleysan In Bulshadu  Ay Si Iskood Ah Ugawada Shaqeeyaan Hormarinta Adeegyada Aasasiga Ah Iyo In Diirada La Saaro Hanaan Gargaar Loogu Muujinayo Bulshada Danyarta Ah Ee Aan Awoodi Kareyn Nolol Maalmeedka,Iyo Sido Kale In La Caawiyo Ardayda Iyo Iskuulada, Ururkan Hanaan Ogaal Waxa Uu Shaqeynaya Mudo Laba Sano Waxey Bulshada Fahansiinayaan Xeelado Hormarineed Oo Lagu Kobcinayo Qorshayaasha Gundhiga U Ah Ururka Ee Loogu Magacdarey  Iskaa Wax UQabso Oo Ka Madax Banaanaw Dhaqaale Aynu Ka Sugno Dawlada Iyo Haayado  Caalmiya,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Kulankanoo Ahaa Mid Ay Soo Abaabuleen Ururka Hanaan  Ogaal Ayaa Bulsahda Gobolka Gabiley  Kaga Tashanasay Qaabka Ugu Wanaagsan Ee Bulshadu Gacmaha Isku Qabsan Karto Waxana Kaso Xaadirey Uqaasha Dhalinyarada Iyo Qaar Ka Mida Ururka Hanaan Ogaal  Qaybaha Kala Duwan Ee BulsahdaGUdoomiyaha Ururka Hanaan Ogaal Maxamed Yuusuf Kaahin  Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka Xaliimo Muuse Xasan Nimco Maxamed Cawaale Iyo Nimco Axmed CLahi Oo K a Mida Xubnaha Ururka  Ayaa Bulshada Ku Bogaadiyay In Ay Door Shriifa Ka Qaataan Sidii Bulshadu Ay Si Iskood Ay Wax Uqabsan Lahaayeen Iyo In Lagawada Shaqeeyo Dardargalinta Hawlaha Ururka Horyaale Ee Ku Aadan In Bulshada La Hormariyo, Laguna Guuleysto Dadaalada Uu Ururku Soo Agaasimey,

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET