Daawo Xasan Muxumed Oo Magaalada Gabiley Ka Sameeyay Qorshe Maalgashi Oo Uu Shinida Ku Dhaqayo Isago Malabka Ay Sameysana Ku Maareeynaya Nolasha Qoyskiisa

Gabiley(GNN)Xasan Muxuumed Abdilaahi Waxa Loogu Yeedhaa Halyaygii Xirfadlayaasha Waxa Uu Ku Nool Yahay Magaalada Gabiley Waxa Uu  Curiyay Xirfad Shaqo Abuur Oo Nooceedu Cusub Yahay Bulsahdu Waxey Ku Naaneystaa Xasan Shiniile Waxa Uu Sameeyay Mashaariic Hormarineed Oo Ku Dhaqayo Shini Aad Utiro Badan Oo Uu Ka Yagleelay Duleedka Magaalada Gabiley, Waxyaabaha Cajiibka Ah Ee Bulshada Soo Jiitay  Waxa Ka Mida In Xasan Uu Kala Bartay Shinida Dabeecadaheega  Xaga Midka Dabeecada Fiican Uu  Dhunkanayo Mida Dabeecada Xuna Aanu Agteeda Ka Ag Wareegayn Waana Khabiir Ku Takhasusay Habka Shinida Loo Dhaqi Karo,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Xasan Waa Aaabe Haysta Caruur Waxana Uuna Ku Maareeya Nolasha Qoyskiisa Dhaqaalaha Uu Ka Helo IIbinta Malabka Ay Shinidu Sameyso, Xasan Oo Uwaramayay Warbaahinta Bulsho Tv Ayaa Tilmaamay Ahmiyada Ay Leedahay In Lagu Dhiirado Korinta Shinida Si Looga Helo Munaafacaadka Malabka Ah Oo Ka Mida Cunooyinka Dawada Aadamaha Uleh Ee Aan Laga Maarmi Karin, Daawade Iskuday In Aad Keento Qorshayaal Shaqo Abuur Oo Aad Ku Maareyso Nolashaada Iyo Tan Qoyskaaga Si Aad Uga Gudubto Walbahaarka  Iyo Niyad Jabka Ka Haysta Shaqo La,aanta Dalka Ka Jirta,

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET