Hargaysa(GNN)Madaxweynihi ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ka Hadley jabhada uu Taliye Caare ku dhawaaqeyMadaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay in arinta care uu isagu jeclaaday in lagu xalay go,aamadii laga soo saarey dagaalkii Ceel Afweyn oo arintiisu kabilaabmatay balse ay arintaasi u diideen shuruuc-da ciidamada u yaala
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
GABILEY.NET