Daawo Yaa Diiday In Tabashada Caare Ceel Afweyn Lagu Xaliyo ? Axmed Yusuf Yasiin Oo Shaaciyey

Hargaysa(GNN)Madaxweynihi ku xigeenkii hore ee  Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ka Hadley jabhada uu Taliye Caare ku dhawaaqeyMadaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay in arinta care uu isagu jeclaaday in lagu xalay go,aamadii laga soo saarey dagaalkii Ceel Afweyn oo arintiisu kabilaabmatay balse ay arintaasi u diideen shuruuc-da ciidamada u yaala

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET

Exit mobile version