Deg Deg Daawo Wasaarada Caafimadka Oo Dhakhaatiirta G, Gabiley Uqabtay Kulan Lagaga Madnuucayo In Bulshada Laga Iibiyo Dawooyinka Iyo Cunooyinka Dhacey

Gabiley(GNN) Iskuduwaha Wasaarada Caafimaadka Ujooga Gobolka Gabiley Ayaa Maanta Waxa Uu Kulan Uqabtay Dhakhaatiirta Ka Hawlgasha Gobolka Gabiley Kulanka Ayaa Lagaga Hadlayay Sidii Loo Madnuuci Lahaa Iibinta Dawooyinka Iyo Cunooyink Dhacey Iyo Sidii Loo Bulshada Looga Ilaalin Lahaa Irbadaha La Isticmaalay Si Loo Dhawro Badqabka Iyo Fayadhawrka Bulshada,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992