Deg-Deg-Halkan Ka Daawo-Ciidamada Oo Gurigii uu Ku Xidhnaa Cabdi Maxamuud Omar Kasoo Saaray Hub Noocyo Badan iyo Iyadoo Xabsiga Loo Dhaadhiciyey.

Addisabab(GNN):-Deg-Deg-Halkan Ka Daawo-Ciidamada Oo Gurigii uu Ku Xidhnaa Cabdi Maxamuud Omar Kasoo Saaray Hub Noocyo Badan iyo Iyadoo Xabsiga Loo Dhaadhiciyey.
Halkan Ka Daawo-Muuqaalkii ugu Horeeyey ee Laga Helo Cabdi Maxamuud Cumar Oo Ciidamadu Xidhayaan iyadoo Gurigii uu Ku Xidhnaana Laga Soosaaray Hub Noocyo Kala Duwan ah.