DAAWO; Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Soo Af jaray Khilaaf Udhexeeyay Ururka Hiliblayaasha Iyo Shirkada Maandeeq.

Hargeisa(GNN):-Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) Ayaa soo Afjaray Khilaaf udhexeeyay ururka hiliblayaasha iyo shirkada maandeeq oo laga gaadhay is afgarad.

khilaaf 1

Sidoo kale ayaa maayarka caasimada ayaa fariin udiray dadka xili roobaadka qashinka ku daadiya goobaha biyo mareenka ah

Dhanka kale Maayarka caasimada ayaa Jawaab ka bixiyay eedo uga yimaada xubno kamida xisbiyada mucaaridka.

khilaaf 3

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;