Daawo:- Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Sheegay In Uu La Xidhiidhay Guddoomiyaha Sanadka Maraykanka Iyo Waxaa Uu Kala Kulmay.

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan “Indho indho” oo ka tirsan golaha guutida Somaliland ayaa sheegay in uu la xidhiidhay Guddoomiyaha Sanadka Maraykanka waxaanu sheegay in ay sheegtay in ay ictiraafayaan Somaliland

Halkan ka Daawop;-