Deg-Deg-Halkan Ka Daawo-Rabshado Ka Bilowday Magaalada Dhiridhaba iyo Wararkii Ugu Danbeeyey Magaalada Jigjiga.

Addisababa(GNN):-Iyadoo maalintii Shalay Ahayd Markii Shacabka Ku nool Magaalada Jigjiga ay Bilaabeen Mudaharaado kacdoono dhaliyey oo lagu Diidanaa Ciidamo ka Socoday Dawlada ethiopia oo La Keenay Gudaha Magaaladaasi ayaa haddana waxaa maanta Wararka ka Imanaya magaalada Dhiridhaba Sheegayaan In Qalaalse Iyo rabshado ka Bilowdeen Deegaanadaasi.

Halkan hoose ka Dhegayso wararkii ugu Danbeeyey ee Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia.

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992