Hargeisa-Xildhibaan Xassan Shahar Oo Si Kulul Ugu Jawaabay Xildhibaan Kamida Golaha Deegaanka Burco Oo Ka Hadlay Arrimo Qaranimada Lidi Ku Ah.

Hargeisa(GNN):-Xildhibaan Xassan Shahar Oo Si Kulul Ugu Jawaabay Xildhibaan Kamida Golaha Deegaanka Burco Oo Ka Hadlay Arrimo Qaranimada Lidi Ku Ah.
Xildhibaan Xassan Cabdi Cali Xasan Shahar Oo kamida Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Kana Tirsan Xisbiga Kulmiye Ayaa Jawaab Kulul ka Bixiyey hadalo Kasoo yeedhay Mid kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Burco oo Kamida Xisbiga Mucaaridka Ah ee Waddani.
Halkan hoose Ka Daawo.