Maxkamadda dhexdhexaadinta caalamiga ah ee London ayaa go’aan ka gaadhay dacwaddii u dhexaysay Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Shirkadda Dubai Ports World.
Maxkamadda ayaa xukuntay inuu shaqaynayo heshiiskii u dhexeeyay labada dhinac ee ay dawladda Jabuuti ka baxday lix bilood ka hor.
Maareeyaha Dekadaha Jabuuti Abubakar Cumar Xaddi ayaa go’aankan ku gacansaydhay,
Halkan hoose ka DAAWO.