Daawo:- Maamuuska Qiimaha Badan Ee Ay Ku Soo Dhaweeyeen Ergadii Nabadaynta Ceel-Afwayn Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Iyo Guddoomiye Cirro

Guddomiyaha xisbiga waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Hogaamiyaha Xisbigaasi Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa waxaa si maamuus badan  u soo dhaweeyeen Ergadii shirka nabadaynta shirka Ceel-afwayn.

Halkan ka Daawo:-

https://youtu.be/2U_fDCXm_ek