Daawo:- Ambassador Cawil Cali Ducaale Oo Si Hoga-Tusaalayn Ah Ugu Hadlay Nabadgalyada Gobolka Sanaag Iyo Sidda Beesha Caalamku U Aragto

Hargeisa(GNN):- Siyaasi Ambassador Cawil Cali Ducaale ayaa sheegay ay haboontay in si guud looga shaqeeyo colaada Gobolka Sanaag waxaanu sheegay in uu dhawaan mar uu ka yimid Nayroobi uu arkayay in ay Buunbuuninayaan dadka neceb nabad Somaliland shaqaaqooyinka ka jira sanaag waxanu ka dalbaday shacabka deegaankaasi in la adkeeyo nabada halka uu saxaafadda dalkana ka cadsaday in ay dadaan waxyaabo badan oo waxyeelayn karaya wadda noolaanshaha

Halkan ka Daawo:-