Daawo Maayerka Gabiley Oo Ka Hadlay Wadooyin Markii Uhoreysay Dawlada Hoose Ee Gabiley Ka Fulisay Degmada Arabsiyo

Arabsiyo(GNN) Dawlada Hoose Degmada Gabiley Ayaa Maanta Degmada Arabsiyo Waxey Ka Fulisey Mashruuc Degmada Loogu Sameynayo Wadooyinka Hawlbawlaha U Ah Arabsiyo Maayerka Degmada Gabiley  Maxamed Amiin Cumer Cabdi Oo Kormeer Kuso Marey Mashaariicda Wadooyinka Ah Ee Laga Wado Degmada Arabsiyo Ayuu Waxa Uu Halka Ka Jeediyay Qudbad  Uu Shacabka Reer Arabsiyo Ku DHiirigalinayo In Ay Ilaashadaan Wadooyinkan Loo Sameynayo,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET

ARABSIYO OFFICE

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992