Deg Deg Daawo Jawiga Magaalada Boorama Oo Kacsan Iyo Warbixin Ku Saabsan Khilaafka Xildhibaanada Golaha Deegaanka

Boorama(GNN)Magaalada Boorama Ee Gobolka Awdal Waxa Cishooyinkii Ugu Danbeeyay,Ka Socda Muran Baahsan Oo Udhaxeeya Xildhibaanada Golaha Deegaanka,Kaasi Oo Ku Saleysan Cidii Majaraha Uqaban Laheyd Magaalada Boorama,Kadib Markii Qaar Ka Midaa Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Boorama,Mooshin Xilka Qaadisa Kaso Gudbiyeen Maayerka Magaalada Boorama,Oo Lagu Eedeyay In Uu Galay Hanti Lumis Iyo MusuqMaasuq Baahsan,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET