Deg Deg Daawo Khamrigii Ugu Badnaa Abid Iyo Sharaabyo Kiniinyo Buskudo Iyo Cuntooyin Dhacey Oo Magaalada Gabiley Lagu Gubey

Gabiley(GNN0Ciidanka Amaanka Gobolka Gabiley Oo Ay Hogaaminayaan Talyaha Qaybta Gobolka Gabiley Talyaha Saldhiga Booliska Degmada Gabiley Gudoomiyaha Maxkamada Gobol Degmo Gabiley Masuuliyiinta Laamaha Amaanka Xeer Ilaaliyaal Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Magaalada Gabiley, Ayaa Maanta Waxey Duleedka Maaalada Gabiley Ku Gubeen Khamrigii U Ugu Badnaa Oo Laguso Qabqabtey Dad Ka Ganacsanayay Lagana Soo Kala Qabqabtey Degmooyinka Gobolka Gabiley, Sido Kale Waxa La Gubey Sharaabyo Buskudo Nacnacyo Kiriimyada Haweenku Isku  Qurxiyaan Kiniino   Kuwaasi Oo Dhamaantood Dhaydkoodu  Dhacey Oo Hadii La Isticmaalo Keenaya Xanuuno Halisa Baryahan Danbe Waxa Soo Baxaya Dhaqano Cusub Kadib Markii Boolisku Soo Qabqabteen Rag  Badalayay  Dhaytdka Badeecadahan Aan Soo Sheegnay Kuwaasi Bulshada Hagardaamaynaya   Waxna Udhimi Kara Caafimaadkoda,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Ciidanka Amaanku Iyago Gudanaya Waajibaadka Ka Saaran Ilaalinta Bulshada Waxey Hadh Iyo Habeen Heegan Ugu Jiraan In Markasta Laso Qabto Dadka Ka Ganacsanaya Khamriga Xashiishada Iyo Waliba Tukaanada Iibinaya Cunooyinka Dhaydkoodu Dacey,Si Loo Ilaaliyo Badqabka Bulshada,

Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Degmo  Gabiey Abdikariim Cumer Cabdi Ayaa Sharaxaad Ka Bixiyay In Maxkamadu Ay Danbiilayaasha Laguso Qabtey Khamrigan Iyo Cuniiyinkan Dhacey Lala Tiigsadey Sharciga Laguna Xukumay Xukuno Dhaadheer,

Talyaha Qaybta Gobolka Gabiley Iyo Talyaha Saldhiga Booliska Xeer Ilaaliyaal Ayaa Dhamantood Uga Digey Dadka Ku hawlan Ka Ganacsiga Maandooriyaasha In La Iqaabi Doono,

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET