Hargaysa(GNN) Madaxweyne Biixi Oo Wasiir Maxamed Kaahin Ku Amray In La Sii Daayo Suldaan Maxamed Muuse Cunne
Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Md Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka dalbadey xeer ilaalinta in la sii daayo Sul Maxamed Muuse Cune oo muddo dheer u xidhnaa xukuumada ka dib markii madaxweyne Muuse Biixi amray sii deynta ninkan.
HALKAN HOOSE KA AKHRISO
GABILEY.NET
HARGAYSA OFFICE