Safiirka Somaliland Ee Dalka Kenya Oo Kulamo La Yeeshay Wasiirul Dawlaha Kenya Iyo Madax Sar Sare Oo ka Socday Haayado Caalamiya.

Nairobi(GNN):-Safiirka somlailand u fadhiya dalka kenya Baashe Cawil ayaa bilaabay kulamo muhiim oo uu la qaatay Wasiiro kamida Dawlada kenya Madaxda Haayado caalamiya iyo Saraakiil kala duwan oo ka socday Safaarada Ingiriiska.

Kulamadan ayaa ka dhacay safaarada somaliland ku leedahay magaalada Nayrobi.

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992