Hargeysa (GNN)Siyaasiga Faarax Macalin oo mar soo noqday Afhayeenka Baarlamaanka Kenya dalka Kenya ayaa maalintii shalay aheyd soo gaadhay magaalada Hargeysa ee caasiamda Somaliland
Faarax Macalin oo ka yimid dhinaca magaalada Jig jiga ee caasimada maamulka Somalida Itoobiya oo uu maalmihii ugu danbeeyey ku sugnaa ayaa la filayaa in uu la kulmo madaxda ugu sareysa Somaliland
Sidoo kale Farax Macalin ayaa waxaa uu maanta uu kulan gaar ah xafiiskiisa kula yeelan doona Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi sida ay wararku sheegayaan
Dhinaca kale Siyaasigan ayaa la filaya in uu isla maantauu ka dhoofo garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa,
GABILEY.NET