Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Laba Beelood U Dhaxeeya Oo Ka Dhacay Galbeed Laascaanood

Sool(GNN):-Xildhibaan Cabdixakiim Faarax Budeeye, oo ka tirsan mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay dagaal laba beelood u dhaxeeya oo ka dhacay deeganka Dhumay oo qiyaastii 80KM dhinaca galbeed ka xiga magaalada laascaanood, Halkan hoose ka DAAWO